Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaa Magaalada Jig-Jiga ee Caasimada Deegaanka Somalida lagu xiray 3-Xubin oo Gole Dhexe & Gudiga Fulints ONLF ka mid ah,kuwaasoo kala ah.. 1.Xuseyn Cumar Carafaad 2.Shiikh Naadir 3 .Yusra Axmed