Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya,ayaa cambaaraysay weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee maanta lagu qaaday caasimadda Imaaraatka Abu Dhabai.