Ciyaaraha Gobolada Puntland,ayaa si xamaasad leh ,waxay uga socdaan Caasimada Garowe.
Galabta,waxaa fooda isdaray Gobollada Mudug iyo Haylaan,waxaana guudhu raacday Mudug kadib Ciyaar kululayd oo dhexmartay.
Xulka Mudug Sanadkan aadbuu udiyaarsan,wuxuuna Haylaan ku dardaray 3-0.
Halkan ka daawo muuqaalka