Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xulka kubada cagta Dowladda Puntland oo maanta ka amba baxay magaalada Garowe,ayaa gaaray Magaalada Muqdisho oo ay ka bilaaban doonaan ciyaataha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo Gobolka Banaadir.