Xulka Gobolka Mudug,ayaa Galabta ka adkaaday Xulka Gobolka Sanaag tartanka Ciyaaraha Gobollada PL.
Mudug 2-1 Sanaag.
Mudug,waxay sidaa ku wadataa Lix Dhibcood,halka Sanaag ay ka hartay Coyaaraha oo Laba jeer guuldaro la kulantay.
Halkan ka daawo muuqaalka