Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yaa bixiya Miisaaniyada Ciidanka Sool Difaaca kaga jira?
    Puntland

    Yaa bixiya Miisaaniyada Ciidanka Sool Difaaca kaga jira?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay Mushahaarka iyo Nolol maalmeedka si joogta ah usii saa Ciidamada Salinta Sool Difaaca uga jira ee Beesha Khaatumo.

    Afar Urur oo maray nidaamka Data Ciidamada PL,ayaa fadhiya halkaas,kuwaasoo kala ah….

    1.Ururka Jiqda.
    2-Ururka Maxamed Jibriil
    3-Ururka Guulwade.
    4. Ururka Ina Salaad Kibir.

    Uraradaas midkiiba,waxa uu ka kooban yahay 350-400 oo Askari.

    Waxaa kaloo jira Laba horumood oo aan Diiwaangashanayn oo qaata Lacag $70 Askarigii ah.

    Mid,waxaa haysta Ina Falaalug.
    Midna,waxaa haysta Ina Afgaab.

    Waxaa kaloo Raashin joogta ah oo la siiyaa Maleeshiyaadka Marya-calasta ah oo Jamhad ahaan loo abaabulay.

    Xasuusnoow Habeenkii Gooja-cade la galayay,waxay PL Ogaysiisay waxyar ka hor weerarku in uu dhacayo Siciid Shoodhe iyo Firdhiye baqdin laga qabay in xogtu gaarto SL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.