Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yaa fuliyay dilka Sarkaalka Hargaysa lagu dilay?
    Puntland

    Yaa fuliyay dilka Sarkaalka Hargaysa lagu dilay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 6, 2025Updated:September 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Cadib,wuxuu ahaa Ninkii watay Maleeshiyadii argagixisada AS ee weeraray Af-urur PL 2017-kii.

    Weerarkaas gaadmada ahaa,waxaa looga dilay Ciidamada Difaaca Puntland 63-Askari iyo Laba Sarkaal oo lakala oran jiray ( Tusbaxle,Sangal,Deeq Ashkir iyo Col.Caduur),rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Shahiidiintaas.

    Ilaa xiligaas Wardoonka PL,waa daba socdeen oo waxay ku raadjoogeen Habeen walba halka uu ku hoydo.

    Xalay,ayaa Maydkiisa laga helay Hotel ku yaal Hargaysa oo uu daganaa Axmed Cadib oo kasoo jeeda Ceerigaabo,Beel ahaan udhashay Habaryoonis,Muuse Ismaaciil.

    Bustoolad,ayaa agtaalay,waxaana ku yaalay jirkiisa Xabado,wuxuuna kasoo mid noqday Jamhadii SNM,balse Sanadihii ugu danbeeyay,wuxuu ahaa Sarkaal sare oo argagixisada AS ka mid ah.

    Wardoonka PL tayadoodu kor ayay usii kacaysaa,mana jiri doonto goob argagixisadu uga baxsan doonto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.