Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yaa ka danbeeya Mooshinka Wasiir Fiqi laga keenay?
    Puntland

    Yaa ka danbeeya Mooshinka Wasiir Fiqi laga keenay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mooshinka laga keenay Fiqi,waxaa ka danbeeya Xasan oo raba in uu isdhaafiyo,isla markaana eeda ay qaataan Baarlamaanka.

    Ujeedkiisu,waa in uu yiraahdo (Kuma diidani ee Baarlamaankaa ku diiday).

    Xasan,waxaa cadaadis ku noqday hadaladii uu ka qoray ama uu ku yiri Reer KG Fiqi iyo dhaleecaynta balaaran ee loogu soo jeedinayo in uusan uqalmin Wasaarada Arimaha Dibada.

    Fiqi,waxaa muuqata in uusan gaarsiisnayn Wasiirka Arimaha Dibada oo xataa Luuqad ahaan uusan diyaarsanayn,waxaana xoguhu sheegayaan Labadii Safar ee ugu muhiimsanaa midna in uu kaxaystay Yuusuf Garaad midna Cawaale Cali Kullan.

    Xasan,waxa uu rabaa in uu Fiqi Cuno oo ku badalo Qof kasoo jeeda PL,isla markaana Xoosh Cuno oo ku badalo Qof kasoo jeeda Galmudug,waliba Beesha MW Qoor-qoor si uu Galmudug MW-naheeda ugu salaxo Qof kasoo jeeda Beesha Cabdiqaybdiid.

    Ujeedka kale ee uu Xoosh ubadalayo,waa in uusan lahayn miisaankii uu ka filayay,wayna ku filnaan wayday Sawirka Islaan Ciise oo kaliya,waxa uu haatan isku dayayaa in uu keeno Qof Reer PL ah oo Diblomaasiyada ka diyaarsan,isla markaana BC usheegi kara in uu Deni khaldan yahay oo isagu matalo PL.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.