Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo Jidgooyo hawada ah udhigtay Canshuurta Puntland
    Puntland

    Xasan Shiikh oo Jidgooyo hawada ah udhigtay Canshuurta Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 8, 2025Updated:September 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jiray heshiis horay loo gaaray oo ahaa……

    “Hadii DF qaadatay Lacagtii Basaboorada iyo Hawada oo aysan qaybtii DG usoo celin inta layskaga imaanayo haloo daayo DG Lacagta Visa ee dhan $60).

    Heshiiskaas,waxaa dajiyay Madaxdii Imigrationka ee xiligaas oo ugu horeeyay Koofi.

    Heshiiskaas,waxaa ka baxay Xasan Shiikh oo Lacagtii ka daba yimid una samaystay nidaam Online ah uu ku qaato.

    DG-yada kale Dad badan kama degaan,isla markaana awood uma leh ay ku diidan talaabada Xasan Shiikh.

    Balse PL,waxaa ka dega Maalinkii ugu yaraan 150- Qof oo Sanadkii,waxaa kasoo gala Lacag ku dhow $3-Milyan.

    Qofka wata Basaboor Somaliga Lacagtan ma saarna oo kaliya $5,ayaa laga qaadaa.

    Dadka wata Basaboorada shisheeye,waa iska bixin karaan $60,sababtoo ah Sanadkii ama Labadii Sano ayay mar fasax uyimaadaan.

    Maxaa ku jaban $60 oo aad PL ku taageertay dhowrkii Sano mar hadii si kale loo dhigo?

    Mida kale ee xusida mudan,waxay tahay,hadaan Canshuur la qaadin see Adeega Dowladnimo loo fulinayaa?.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.