Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yaa sabab u ahaa ilhaamada ku dhacday hogaamiyaha Khaatumo Firdhiye ?
    Puntland

    Yaa sabab u ahaa ilhaamada ku dhacday hogaamiyaha Khaatumo Firdhiye ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Warqad udiray Xamse,wuxuuna usoo dhiibay Xoosh,taasoo ay ku qornayd in Firdhiye si rasmi ah uga qaybgalayo Shirka.

    Kadib markuu soo yimid Muqdisho,ayaa la geeyay meel uu dego loona sheegay in uusan Shirka tagi karin oo wax isbadaleen.

    Dadaal iyo loolan dhexmaray Daaroodkii Dowlada ku jiray ee RW Xamse ugu sareeyay iyo Isaaqii Dowlada ku jiray ee uu ugu sareeyay RW xigeenka Saalax,wuxuu kusoo idlaaday Xasan oo raacay Siyaasiyiintii Beesha Isaaq si Cadna Firdhiye uhor istaagay.

    “Kama aan warqabin saxna ma ahayn casumaada Firdhiye”Ayuu yiri Xasan Shiikh.

    Haatan Xasan,waxa usoo faray Xamase iyo Xoosh in marka Shirku dhamaado Warmurtiyeedka lagu soo dari doono in Khaatumo si gaar ah loo tixgelin doono Mustaqbalka danbe.

    Waxaa xusid mudan in Axmed Madoobe ka aamusay xaalka Firdhiye oo uusan Judho ka oran.

    PL ilhaamada dhacday waxba kuma lahayn oo waa ka beri.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.