Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yaa xaq uleh Diyaarinta Maqaamka Caasimada Somaliya?
    Puntland

    Yaa xaq uleh Diyaarinta Maqaamka Caasimada Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maqaamka Caasimada ma samayn karaan……

    1.Hal koox.
    2.Hal Beel.
    3.Hal Deegaan.

    Caasimadu,waa Magaalo loo siman yahay oo lawada Boqraday,sidaa daraadeed Xeerka lagu maamulayo iyo maqaamka ay yeelanayso,waa in Dadkii wada Boqraday wada samaystaan.

    Sidoo kale Gudiyada ka Shaqaynaya maqaamka Caasimada,waa in ay noqdaan Dadka lagu darayo kuwo matalaad leh oo Deegaamada ay Magacooda Gudiga ugu fadhiyaan ku leh saamayn iyo xiriir.

    Sida hada lagu wado diyaarinta Maqaamka Caasimada,waa mid lagu sii kala fogaanayo oo Xamar kusii ahaanayso Magaalo Beel kaliya leedahay.

    Xasan Shiikh Dowladnimada soo kabashadeedii,waxuu kusii riday dib udhac gaarsiisan 30-Sano oo danbe.

    Si gaar ah Beelaha Hawiye iyo Daarood oo Saldhig u ah Dowladnimada arimahan oo kale,waa kusii kala tagayaan,taasna,waa dib udhac kale.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.