Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yemen: In ka badan 50 askari oo lagu dilay weerar ka dhacay xero militeri
    Somalia

    Yemen: In ka badan 50 askari oo lagu dilay weerar ka dhacay xero militeri

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weerar xoog leh oo kooxda xuutiyiinta ay ku qaadeen xero militeri oo ku taalla dalka Yemen ayaa lasoo sheegayaa inay ku khaarijiyeen in ka badan 60 askari, tobanaan kalena ay dhaawacmeen sida uu baahiyay telefeshinka Al-Ekhbariya oo laga leeyahay dalka Sucuudiga.

    Xerada militeri ee la weeraray ayaa waxa ay ku taallaa magaalada Maarib ee dalka Yemen, iyadoona weerarka la xaqiijiyay in loo adeegsaday gantaallo iyo dayaarado aan cidina wadin.

    Dowladda Sucuudiga ayaa ku eedaysay weerarkan in Xuutiyiinta ay ku garab siisay dowladda Iran.

    Sanadkii 2014-kii, Xuutiyiinta ayaa xukunka ka tuurtay dowladdi uu caalamku aqoonsanaa, waxayna la wareegeen caasimada dalkaas ee Sanca iyo inta badan waqooyiga wadanka Yemen.

    Sucuudiga oo hoggaan ka ah isbaheysiga la dagaalanka Xuutiyiinta ayaa si joogto ah weerarro khasaare gaysta kala kulma kooxaha Xuutitiyiinta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.