Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Zimbabwe oo baadi-goobeysa dhaymankii Mugabe
    Zimbabwe's President Robert Mugabe addresses the ZANU-PF party's top decision making body, the Politburo, in the capital Harare, February 10, 2016. Mugabe, the only leader that Zimbabwe has ever known, turns 92 this month amid escalating tensions within his ruling ZANU-PF party over who will eventually succeed him. REUTERS/Philimon Bulawayo TPX IMAGES OF THE DAY - RTX26CYU
    Somalia

    Zimbabwe oo baadi-goobeysa dhaymankii Mugabe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 23, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ee dalkaas Robert Mugabe inuu keeno caddeymo muujinaya halka ay ka baxeen dhayman lagu qiyaasay 15 bilyan oo dollar, intii uu xukunka hayey.

    Guddiga macdanta oo uu hoggaamiyo sharci dejiye Temba Mliswa ayaa sheegay inay Mugabe suโ€™aalo ku weydiin doonaan qasriga uu ka degan yahya magaalada Harare ee loo yaqaan Blue Roof.

    Mliswa ayaa sheegay in goโ€™aankan uu ka dambeeyey isku dayo hore oo guuldarreystay, kuwaas oo la doonayey in Mugabe uu ku horyimaado baarlamanka, si suโ€™aalo looga weydiiyo dhaymanka maqan.

    Mugabe iyo afhayeenkiisaba weli wax war ah kama aysan bixin arrintan.

    Ururada aan dowliga ahayn iyo xeel-dheerayaasha siyaasadeed ayaa sheegaya inay filayaan in Mugabe uu ku eedeeyo milatariga inay dhaymanka kala baxeen goobo laga qodo, oo ku yaalla magaalada Chiyadzwa, ee gobolka Manicaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.