Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»130 Ruux oo ku geeryooday Qaraxyo ka dhacay Sri Lanka (Daawo)
    Puntland

    130 Ruux oo ku geeryooday Qaraxyo ka dhacay Sri Lanka (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    COLOMBO (IDIL NEWS)-Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyo ka dhacay Kaniisado iyo Hoteelo ku yaalla degmooyinka Kochchikade, Katuwapitiya iyo Batticaloa ee dalka Sri Lanka.

    Inta la xaqiijiyey 130 Ruux ayaa qaraxyadaas ku geeriyooday halka 80 kale ay ku dhaawacmeen, xilli uu socday dabaaldega Ciida masiixiga,waxaana qaraxyada oo gaaraya ilaa lix lagu weeraray Hoteelo iyo Kaniisado.

    Ilo wareedyo ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in ugu yaraan 80 qof oo dhaawac ah la dhigay isbitaallada Colombo.

    Xaalad kacsanaan ah ayaa haatan laga dareemayaa guud ahaan dalka Sri Lanka, iyada oo Maanta ay siweyn u hadal hayaan qaraxyadaas Warbaahinta Caalamka.

    https://www.youtube.com/watch?v=fjAxWxxXyJ8&feature=youtu.be&fbclid=IwAR2E9QeYDw4g-2xusxIckRKHjaZmVBW0e5zCGEMIf1MDxLf1UE-VcCoOGXA

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.