Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.
    Puntland

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Daacish,waa la burburiyey 98%,waxaana ka haray haraadi yar oo ku harsan Dhul gaaraya 5km^2,waa daba qabsi yar oo lagu hareeraysan yahay oo u badan ajaanib iyo Dumar iyo Caruur, baahi darteed,waxay cunaan Hilibka Dameeraha,waana cagacad yihiin mudo yar kadibna,waa soo afjarmayaan.

    1. AS,waxaa looga adkaaday gudaha magaalooyinka,waxaa la laayey kuwii magaalooyinka hawlgalada ka fulin jiray,waxaa kaloo lagu guulaystay in lan dhex galo oo tilaabo kasta oo ay qaadaan lala socdo,waxayna go’doon ku yihiin Buurta Calmadow,waxaana ka qorshaysan dhawaan hawlgal lagu soo afjarayo.
    2. Amniga Bosaso oo sanado ka hor ay ka dhici jireen falal amni argagixiso maanta waa magaalooyinka ugu amniga badan guud ahaan Somaliya.
    3. Amniga Galkacyo oo la mid ahaa kan Bosaso,waa lasoo ceshay,waxaana ka dhaca maanta danbiyada caadiga ahbee magaalooyinka.
    4. Waxaa la tayeeyey Ciidamada kala duwan ee Dowladda sida Booliska,Daraawiishta iyo Sirdoonka iyadoo loo sameeyay Kuliyado shaqo galay oo Ciidanka cusubna lagu tababaro kuwii horay ujirayna dhawrkii biloodba aqoon kororsi loogu celiyo.
    5. Waxaa kor loo qaaday kalsoonida shacabka ay ku qabaan hay,adaha amniga taasoo ku timid aqoonta hay’adaha amniga iyo wacyiga Ciidan oo kor loo qaaday,waxayna 5-tii Sano ee ugu danbaysay Dowladdu xil gaar ah iska saartay kordhinta adeegyadooda iyo mushaaradka oo loo joogteeyey.
    6. Waxaa la abuuray iskaashi caalami ab ( International Partners) toos ula falgala Ciidamada kala duwan,taasoo qayb ka qaadatay in Ciidanku aqoon ahaan iyo shaqo ahaanba kor u kacaan.

    Hawlgalka Daacish bilowgiisii,gaar ahaan dagaaladii Haraaryo 1 iyo 2,waxay Saaxiibada caalamiga ah qireen in aysan wali Somaliya ku arag Ciidan sidaas u dagaalama,waana sababta keentay in wixii markaas ka danbeeyey ay dagaalka toos u soo galaan kana barbar dagaalamaan Ciidamada PL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.