Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»20-kale Maleeshiyaada oo Caawa laga dilay argagixisada
    Puntland

    20-kale Maleeshiyaada oo Caawa laga dilay argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland waxay weerar kale ku celiyeen Makhribkii argagixisada.

    Ciidamada Difaaca Puntland Weerarkaas danbe,waxay argagixisada kaga dileen 18-kale.

    Si guud argagixisada,waxaa Maanta ilaa Caawa laga dilay 70-Maleeshiyadooda ah.

    Difaacii Taliska weyn ee argagixisada oo ay joogaan Raga muhiimka ah,ayaa Maanta la burburiyay oo Cagta la mariyay.

    Ruqaansiga danbe ee Ciidamada Puntland, waxa uu noqon doonaa Taliska weyn ee argagixisada ee ugu danbeeya.

    Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa weerarkan danbe uga Shahiiday 5-Askari.

    Si guud tirada Maanta ka Shahiiday Ciidanka Difaaca Puntland,waa 17-Askari rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

    Sidoo kale Dhaawaca Ciidanka Difaaca Puntland ee Maanta ilaa Caawa,waa 44-Askari.

    Dagaalka,waxa uu joogsaday Caawa Laba Saac,waxaana markaas kadib ku bilaabatay Duqaynta Cirka oo ay fulinayso Dowlada Imaaraadka Carabta.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.