Qarax labaad Oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax kale ayaa Goor dhow ka dhacay Meel u dhow Taalada Daljirka Dahsoon oo aan ka fogeyn Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne oo asna lagu Weeraray Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa.