Dhagayso:-Wasaarada arimaha dibada dowlada fadaraalka Somaliya Oo su’aalo waydiisay Safiirka imaaraadka

Dawladda fadaraalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Cuthmana Al-Xamadi, oo Muqdishu kusoo laabtay Axaddii, waxayna dawladdu sheegtay inay u gudbisay dareenkeeda ku aaddan heshiiskii dekedda Beberba,hoso ak dhagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka Wasiirka