Video:-Shirka loogu diyaar garoobayo shirweynaha Belgium Oo ka dhacay muqdisho.

Magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay kullan looga hadlayay amaanka guud ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Shirkan ayaa Diiradda lagu saaray  amniga Dalka iyo u diyaar garoowga shirka Tobaadka soo socda ka qabsoomi doono Magalaada Brussels ee Dalka  Belgium-ka, kaasoo looga hadli doono wakhtiga kala guurka oo ah xilliga la filayo inay Dalka ka baxaan Ciidamada AMISOM iyo sidii ay Ciidamada Soomaaliya ula wareegi lahaayeen amniga Dalka.

Kulankan,ayaa u dhexeeya Beesha caalamka, wakiillo matalaya hay’adaha caalamiga ah iyo Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka