Gudiga la socodka Dib U Eegista dastuurka Oo beeniyay in la xaday dastuurkii saxda ahaa

War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa lagu sheegay in dastuurka hadda sida KMG ah loogu shaqeeyo yahay kan saxda ah ee lagu soo dhisay hay’adaha dowladda.
 
Guddiga ayaa sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed u caddeynayaan in dastuurka hadda lagu dhaqmayo yahay kan saxda ah ee hay’adda dowladda lagu soo dhisay.
 
Dastuurka la xaday ayaa la sheegay in uu qorayo in Madaxweynaha uu kala diro karo baarlamaanka isla markaana uu haynayo xilka muddo shan sano ah.
 
Hoos ka akhriso War Saxaafadeedka:-