Madasha dowlad Goboleedyada Oo baaq kasoo saartay fatahaada Wabiga Shabelle

Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha Iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalkaah ayay waxay  ugu  Baaqeen  Xukuumada Federalka  Soomaaliyeed,  Ganacsatada,  Soomaaliyeed,  Qurba Joogta  Soomaaliyeed, Culuma’udiinka Soomaaliyeed,     Hay’adaha Samafalka,Qaramada midoobey iyo Deeq Bixiyaasha in  ay  gurmad  degdega oo  bani’aadanimo la gaaraan  dadka  ku  nool  Dowlad  Goboleedka Hirhabelle ee    waxyeelada bi’ni aadannimo ka soo gaartey fatahaada Wabiga Shabelle.

 

Halkan hoose ka akhriso:-