Video:-Madaxweyne Waare”Ilmuhu markuu 6-bilood jiro ayaa lakala gartaa in uu caafimaad qabo oo maskaxdisu shaqaynayso”

”Waxaa isoo wacay Nin aan sxb-nahay oo aad ujecel in dowladnimo lahelo oo dowladu shaqayso, waxuu igu yiri dowladu haday dhalatay oo wali ma socod barane maa la sugo,,,ana waxaan ku iri waa run ilmo dhashay wax ma qaban karo balse ilmaha dhashay markuu 6-bilood jiro waxaa la garan karaa in uu caafimaad qabo oo maskaxdiisu ay caadi tahay iyo in kale”’ayuu yiri Madaxweyne Waare.
 
Hadalka Madaxweyne ayaa ah fariin cad oo ku socota madaxda dowlada Xamar ee hada umuuqata in ay ku hafteen hogaamintii dalka iyo jihaynta siyaasada.
 
Madaxweyne Waare hadalkan waxuu ka jeediyay Kismaayo maanta markii lasoo xiray shirkii dhawrka beri uga socday Magaaladaas madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka Somaliya,hoos akd aawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka