Madaxweyne Deni oo Golaha Wasiirada Warbixin ka siiyay xaalada Dalka (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa Golaha Wasiirada la wadaagay warbixin ku saabsan safarkiisii iyo xaaladda uu dalku marayo.