Laftagareen oo magacaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Koonfur Galbeed (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan mukhtaar suuriye umagacaabey xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Idilnews