Feysal Cali Waraabe oo dhaleeceeyay dadkii laga masaafuriyay Laascaanood (VIDEO)

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland Feysal Cali Waraabe, ayaa kulul ugu dhaliilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi habka ay u martay dadkii laga soo tarxiilay caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu ka xunyahay nidaamka loo maray masaafurinta dadkan, isagoona intaas ku daray in dad la musaafuriyo aaney Somaliland ugu horeyn oo ay arrintaasi ka dhacdo meelo badan oo caalamka ka mid ah isaga oo tusaale u soo qaatay dalka Sacuudiga.

Idilnews