Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay dhiggiisa dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble oo booqasho ku jooga magaalada Doxa ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar Shiikh Khalid Bin Khalifa Al-Thani.

Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qadar ay ka fuliso Soomaaliya.

Idilnews