Qoor-qoor oo loo sheegay in uu Shirka Rooble iclaamiyay iska xaadiriyo

Qoor-qoor,waxaa loo sheegay in uu Shirka ka qaybgalo awoodiisana iskugu geeyo dhamaystirida Doorashada oo ah xalka kaliya ee jira.

Muhiimada kulanka Safiirada iyo Madaxweyne Qoor-qoor,waxaa lagu soo koobi karaa iska ilow in aad Farmaajo ku taageerto qorshihiisa ee Shirka tag qaybna ka qaado sixida Doorashada.

Laftagareen,ayaa isna sidoo kale fariimahaasi gaareen.