Talyaha Ciidanka Asluubta oo Xildhibaan noqday

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan,ayaa kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Waxaa kursigan sanadihii lasoo dhaafey ku fadhiyey Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen.