Madaxweyne Deni oo Maanta udhoofaya Nayrobi

Maanta,ayuu baxayaa sida aan kasoo xiganay Madaxtooyada Puntland Madaxweyne Deni.

Socdaalkiisa,ayaa ku wajahan Imaaraadka,waxuuse sii marayaa Kenya,sida wararku sheegayaan.

Magacaabista Wasiirada iyo Agaasimayaasha Guud,ayaa la sheegayaa in uu sii dayn doono marka uu garoonka ka dhoofayo.

Sidoo kale waxaa dhici karta in soo laabashadiisa danbe ay udhacdo magacaabista,ayay leeyihiin.

Aadbaa loo hadal hayaa gudaha iyo dibada isku shaandhayntaas.

Jibril Qoobey.