Hordhaca isku shaadhaynta Wasiirada Puntland

1.Maaliyada,Cumar Maxamuud,Majeerteen.

2.Caafimaadka,Ciise Maxamuud,Majeerteen.

3.Waxbarashada,Ciise Maxamuud,Majeerteen.

4.Warfaafinta,Reer Bicidyahan Majeerteen.

5.Arimaha Gudaha,Jaamac Siyaad,Dhulbahante.

6.Qorshaynta Cumar,Warsangeli

Wasiirka Maaliyada Xasan Shire,waxuu ku dadaalayaa in uu difaacdo Wasaaradiisa oo hadba Xildhibaano,ayuu udirsanayaa Madaxtooyada,waxaana ugu danbeeyay Laba Xildhibaan oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante ah oo leh Odayga hala daayo,waa la shaqayn karnaa.

Wasiirka Maaliyada Xasan Shire hadaan Golaha laga saarin,waxay ubadan tahay in Caafimaadka la geeyo.

Qayladii uu ku sasabanayay Deni ee uu kasoo bilaabay Bosaso waxba waa utari wayday oo Deni ku qanci waa.

Jibril Qoobey.