Ajandaha horyaala Senatarada Aqalka Sare

OGEYSIIS:
Dhamaan Sanatarada Golaha Aqalka Sare waxa lagu wargelinayaa in bari oo SABTI ah Tariikhdu : 16.04.2022 , ay soo xadiraan Fadhiga Guud ee Golaha.
Saacadda:10:00 Am Subaxnimo.

Ajandaha;

  1. Warbixin kooban ee Guddoomiyaha KMG hawlaha horyaal Golaha
    2.Qaybinta Xeer-Hoosaadka u gaar ah doorashooyinka Gudoomiyeyaasha iyo Madaxweynaha.

Mahadsanidiin.