Fadhiga Wadajirka ah Ee Baarlamaanka Fadaraalka oo ansixiyay Lacagta Musharaxiinta

Fadhiga Wadajirka ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka,waxa uu meel mariyey Lacagta curaarta ah ee laga qaadayo Musharaxiinta Madaxda Qaranka ugu saraysa,kuwaasoo kala ah…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka”

40,000$.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka”

20,000$.

Gudoomiye ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad”

15,000$