Video:-Mudaahaaraadyo balaaran oo ka socda Kenya

Dalka Kenya waxaa ka soconaya mudaaharaadyo goos-goos ah oo ay samaynayaan taageerayaasha xisbiga mucaaradka.

Dawladda Kenya,ayaa sheegtay in mudaaharaadyadan aysan haysanin oggolaansho.

Dhinaca kale, waxaa maanta xiran goobaha ganacsi ee magaalada Nairobi, iyadoo ay saameeyeen mudaaharaadyada ka socda dalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka