Madaxweyne Deni oo Qardho U Aaday Dhagax-dhiga Mashruuca….

Berri,waxaa la dhagax dhigayaa Mashruucii Biyo leexinta Qardho oo loo hayo dhaqaalihiisii.

Madaxweyne Deni Maanta,ayuu u anba baxay Qardho si uu Mashruucaas usoo Dhagax-dhigo.

Qardho baahideeda xiligan waxaa ugu weyn ka leexinta Biyaha.

Dowlada iyo Bulshada,ayaa iska kaashatay ururinta Dhaqaalaha ku baxaya Mashruucaas macnaha leh.

 

Jibril Qoobey.