Faallo:- Puntland xilligan waxay ubaahan tahay hogaamintii Gaas

Hogaamiye loo xiisay hogaamintiisii,ayaa masraxa Siyaasada kusoo laabtay markale.

Cabdiweli M.C.Gaas Nin macno badan leh oo ay reer PL ubaahi qabaan hogaamintiisa,ayaa lagu tilmaami karaa…

1.Isku wadkiisii Dadka gudaha.
2.Xiriirkiisii Caalamiga ahaa
3.Fahamkiisii Dowlad dhiska.

Puntland Maanta,waxay ubaahan tahay hogaamiye Abqariya,bisil oo ka sareeya aragtida Siyaasiga caadiga ah.

Gaas oo wata waayo aragnimadii uu ka bartay hogaamintiisii hore PL meel magac leh,ayuu ku furi karaa.

Waa uga Mahadcelinaynaa aqbalaadiisa in uu PL markale u adeego.

Jibril Qoobey.