Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»24 Kufsi oo ka dhacay Degaanada Puntland Bishan Febuary (Daawo)
    Puntland

    24 Kufsi oo ka dhacay Degaanada Puntland Bishan Febuary (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Taliyaha Cummounity Police-ka Puntland Gaashaanle Sare Cabdirashiid Cadceed Geelle, oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe, ayaa Sheegay in 24 Kiis oo kusfi ah uu ka dhacay bishan Febuary Degaanada Puntland.

    Taliye C/rashiid ayaa sheegay in 24 kusfi ay ka dhaceen Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaaso, Isagoona sheegay in Magaalada Gaalkacyo oo kaliya ay ka dhaceen 5 kufsi.

    Gaashaanle Sare Cabdirashiid Cadceed Geelle, Taliyaha Cummounity Police-ka Puntland ayaa sheegay in badashada kufsiga ay sabab u yihiin Odayaasha dhaqanka, kuwaas oo u dooda garabna siiya dambiilayaasha.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2437584802982760/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.