Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Si habsami leh ayay uga socotaa Bosaso diiwaangelinta Cod bixiyayaasha
    Somalia

    Video:-Si habsami leh ayay uga socotaa Bosaso diiwaangelinta Cod bixiyayaasha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka Puntland,ayaa magaaladda Bosaso si habsami leh uga soconaysa iyada oo wakhtigii loogu talagalay ay uga dhimantahay 2-Maalin oo kaliya.

    Sidoo kale kooxaha wacyigalinta Diiwaangalinta ee Guddiga ayaa xaafadaha ku wareegayaa iyaga oo muhiimadda diiwaangalinta uga waramaya dadka aan wali imaan goobaha Diiwaangalinta.

    Muwaadin isdiiwaangali, hadaadan iisdiiwaangalin xaq uma yeelindoontid inaad codayso maalinta Doorashada.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.