Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay ujeedada Geelle ucasumay Axmed Madoobe?
    Somalia

    Maxay tahay ujeedada Geelle ucasumay Axmed Madoobe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ka baaqashadii Deni ee Casuumadii Arooskii Gabadhiisa.

    Hoos udhigistii Deni hoos udhigay soo dhaweyntiisii Muqdisho.

    Abaabulkiisa Siyaasada ku dhisan Iririsimka ee Geeska Afrika.

    Dhaqan Siyaasadeedkiisii soo jireenka ahaa ee uu ku faquuqi jiray Siyaasiyiinta Daarood.

    Aragtidiisii ahayd Somaliya ka dhigo goob aad Lacag ka samayso oo ku ilaalsato Kursigaaga Jabuti kana dulaasho caalamka.

    Ismaaciil uyeeridiisa Axmed Madoobe ee igu sawirta wax lagu khaldayo ah waxba kama badali karto Ciyaarta Siyaasada Geeska.

    Uma leh Sicir Suuqa Siyaasada wax ka goyn kara kamana duwana Axmed Oday Somaliyed oo Ismaaciil soo salaamay.

    Axmed Awood Siyaasadeed maleh kamana duwana Gudoomiyaha Degmada Afmadow,waxaana masraxa ku hayay maqaam siinta Madaxtooyada Puntland.

    Geelle waa yaqaan halka hankiisa Siyaasadu udhimanayo.!!

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.