Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay in Midowga Yurub taageeri waayo Dimuqraadiyada Puntland?
    Somalia

    Maxaa sababay in Midowga Yurub taageeri waayo Dimuqraadiyada Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixintii Midowga Yurub ee Somaliya laguma xusin Doorashada Golayaasha Deegaamada Puntland.

    In Midowga Yurub uu soo hadal qaadi waayo Diiwaangelinta hirgashay iyo Cod bixinta loo mudaysan yahay ee Doorashada Golayaasha ma’ahan war farxad u ah Dimuqraadiyadaynta PL.

    Waa iska cadahay Midowga Yurub waxa uu ka biyo diidsan yahay.

    Horay waxay Midowga Yurub uga codsadeen M.Deni in uusan isku sharixin doorashadii Madaxweyne ee Somaliya,waase ka diiday.

    “Dalabkoodu,waxuu ahaa Puntland iyo Dimuqraadiyada dhamaystir waa muhiim”

    Markale ayay talooyin ka siiyeen dib ubilaabidii Dimuqraadiyada kasoo laabashadii Xamar kadib,si la mid ahna tixgelin kama aysan helin Deni.

    Wasiirada laguma dhaliili karo dayaca dhacay oo eedeeda waxaa si buuxda uleh M.Deni oo dhaqankiisa hogaamineed yahay”Aniga ma’ahee cid kale go’aan ma qaadan karto”.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.