Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?
    Puntland

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Santuukha horumarinta PL diyaarintiisa,ayaa meel wanaagsan maraysa,waxaana loo helay Dowlado waa weyn oo Jaal la noqda iyo kuwa taageera.

    Bisha June ee Sanadkan,ayaa si rasmi ah loo daahfurayaa,wuxuuna hada ku jiraa dhismaha lagu diyaarinayo.

    Santuukhaas marka la daahfuro,waxay PL ka gudbaysaa caqabad weyn oo ka haysatay horumarka,waxayna toos uhelaysaa mashaariicda,iyadoo Deeq bixiyayaasha iyo PL aan loo dhaxaynayn.

    Tusaale?

    Hadii mashruuc $ 100 milyan ah ay PL dalbato,waxaa laga rabaa in ay 10% iyadu marka hore ku shubto Santuukha.

    Sidoo kale la socodka Lacagta Santuukhaas ku dhacda,waxaa qayb ka ah Deeq bixiyayaasha oo Gudiga maamulaya xubno ku leh.

    DF masoo marayaan mashasriicdaas iyo dhaqaalaha lagu shubayo Santuukhaas,isla markaana masoo faragashan karto oo waxba kama ogaan karto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.