Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay in ay sameeyaan Gudiga PL Ee khilaafka Fadaraalka?
    Somalia

    Maxay tahay in ay sameeyaan Gudiga PL Ee khilaafka Fadaraalka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa muhiim doodahan oo kale in ay qabtaan Gudiga loo saaray khilaafka Fadaraalka iyo Puntland.

    Bulshada in wax loo sheego oo la dhagaysto fikradaha ay ka qabaan khilaafka Fadaraalka la siiyana fursad ay talo ugu darsan karaan waa loo baahnaa.

    Sidoo kale Gudigu in uu hadlo oo la maqlo doodooda waxay wax ka taraysaa in aan hal dhinac doodiisa la maqlin.

    Xasan Sh.waa isbihin bihinayaa oo is Oohinayaa,isagoo leh wax walba oo aan PL ku helayo,waa iga diyaar ee hala afgarto.

    Puntland,waxaa laga rabaa in ay tiraahdo Anaguba,waxaan diyaar unahay Dowlad dhiska Somaliya in aan usamayno tanaasul walba oo wax utaraya.

    Marna yaan looga dheerayn Puntland kasbashada BC iyo waaqiciga Bulshada caadiga ah ee Somaliyed.

    Eeda fashilka haysta Dowlad dhiska Somaliya,waxaa leh hogaaminta hoosaysa ee Xasan Sh ee yaan loo oholaan in uu PL kula soo galgasho.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.