Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Bulshada Puntland hogaan aragti leh ayay baahi uqabtaa.!
    default
    Somalia

    Faallo:-Bulshada Puntland hogaan aragti leh ayay baahi uqabtaa.!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Halkani waa Garowe oo ah Caasimada Siyaasada Ee Puntland,waxuu muuqalkan utaagan yahay horumarka ay sameeyeen reer Puntland 20-kii Sano ee udanbeeyay.

    Ganacsi,Waxbarasho,dhisme kaabayaal iyo kobcinta Maskaxda Bulshada.

    Labada Muuqaal mid waa Xarunta haldoorka PL ee PDRC,midka kalana waa Dhisme Shirkad Ganacsi oo ku dhex samaysmantay,kuna hana qaaday dhismihii Puntland.

    Hogaan aragti leh oo daacad ah haday helaan Shacabka Puntland,waxay jari karaan xawaare dheer mudo gaaban.

    Puntland micnaheedu waa hormuud.

    Jibril Qoobey.

     

    default

    default
    default
    default
    default
    default
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.