Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shaqadii Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Fadaraalka oo lagu wareejiyay Waare
    Somalia

    Shaqadii Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Fadaraalka oo lagu wareejiyay Waare

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ergayga gaarka ah ee Madaxtooyada uqaabilsan gaarsiinta Adeegyada muhiimka ah Bulshada Deegaamada dib looga xoreeyay argagixisada,ayuu noqday Waare.

    Waa shaqadii Wasaarada Arimaha Gudaha ee Fadaraalka ay qaban lahayd,balse ay ku filnaan wayday oo loo baahday Ergay qabta Shaqadaas oo Villa Somaliya toos uhoos yimaada.

    BC oo bixinaysa dhaqaalaha ku baxaya Adeegyadan Deegaamada la gaarsiinayo,ayaa muujisay in ay khaati ka taagnayd wada shaqaynta Fiqi,waxayna si la yaab leh usoo dhawaysay magacaabista Waare.

    Madaxweynihii hore ee Hir-shabelle Mudane Waare Nin shaqsiyad fiican oo leh aragti caafimaad qabta.

    Masuuliyada loo dhiibay waxay fursad utahay reer Hiiraan oo ah Dadka ugu mudan ee udiyaarsan Mashruucan dib udajinta ah.

    Sidoo kale Waare waxay utahay fursad uu Dadkiisa wax ku tari karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.