Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Sidee loo hor keenay Maxkamada Madaxweynihii hore Ee Maraykanka?
    Somalia

    Video:-Sidee loo hor keenay Maxkamada Madaxweynihii hore Ee Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa Talaadadii maxkamada gobolka New York ka sheegay in aanu wax danbi ah galin 34 dacwadood oo lagu eedeeyay, kuwaas oo ay ka mid yihiin in uu ka been abuuray diiwaanka ganacsgiisa iyo lacag aamusin ah oo uu siiyay gabar sameysa aflaanta galmada, kahor doorashadii 2016.

    Trump ayaa diiday inuu qirto eedda dambiga lagu soo oogay ka hor inta aan la horgeyn dacwad oogaha maxkamada sare ee gobolka New York Juan Merchan kadib markii sharciyaqannadu ay soo bandhigeen eedaha loo heysto.

    Qareennada difaacayay ee Todd Blanche, Susan Necheles iyo Joe Tacopina ayaa labada dhinac ka fadhiyey, iyadoo ilaalada maxkamadda oo hubaysan ay Trump gadaashiisa taagnaayeen.

    Dacwad oogayaasha kiiskan ayaa ku eedeeyay in Trump uu jilaaga aflaanta ee Stormy Daniels siiyay $130,000 kahor tartankii madaxtinimo ee uu ka qeybgalay ee sannadkii 2016, si uu uga aamuso sheegashadeeda,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.