Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin weerarka argagixisadu ku qaaday Super Market-ka Macruuf Bosaso
    Somalia

    Faahfaahin weerarka argagixisadu ku qaaday Super Market-ka Macruuf Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay ahaayeen Sadex Nin waxa weerarka kusoo qaaday Al-macruf Super Market Bosaso.

    Intaysan gudaha usoo gelin Super Market,waxay irida ku dileen Waardiyihii oo lagu magacaabi jiray Faruur.

    Waxay ku dhaawaceen Hal Wiil,waxaa kaloo jira dhaawacyo Dabku sababay.

    Dad badan kuma le’an,waxaana yareeyay Geerida wakhtiga weerarku dhacay oo aan ahayn xiliga Macaamiishu ka adeegato Super Marke,isla markaana Shaqaaluhu rawaxay.

    Bambooyinka argagixisadu ay ku tuurtay gudaha Super Market,ayaa sababay Dab balaaran oo la damin kari waayay.

    Waa markii ugu horaysay xarun Ganacsi oo sidaa ubaalaran argagixisadu weerarto marka laga reebo Bambooyin Tuurya ah oo ay samayn jireen.

    Al-macruuf waa Super Market-kii ugu horeeyay Bosaso,waxaana macaamiishiisa ka mid ah Taliska Ciidanka Badda iyo tababarayaashooda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.