Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bishan Bartankeeda oo lagu wado in kulan ku dhexmaro Jabuti isbahaysiga Geelle Odayga uyahay
    Somalia

    Bishan Bartankeeda oo lagu wado in kulan ku dhexmaro Jabuti isbahaysiga Geelle Odayga uyahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 7, 2023Updated:April 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,Geelle,Muuse iyo Cabdikariin,ayaa Bishan bartankeeda iskugu imaanaya Shir ka dhici doona Jabuti.

    Magaca Shirka,waxaa la yiraahdaa Somaliya iyo Somaliland wada xaajoodkooda,waxaase lagu qarinayaa qorshaha qarsoon ee kooxdan ay abaabulayso.

    Geelle,waxuu rabaa in uu isku muujiyo Oday Somaliyed oo is hor fariisinaya dhinacyada Somalida,isagoo hadana ah Bud-dhigaha qorshaha Irirsimka.

    Xasan,waxuu aad uraadinayaa in uu noqdo Madaxweynihii Somaliyed ee xaliyay arinka Hargaysa,isagoo hadana qayb ka ah qorshaha Iririsimka ee lagula dirirayo qayb ka mid ah Ummadda Somaliyed.

    Muuse,waxuu baadigoobayaa badbaadin Siyaasadeed,waana ufursad kulanka Jabuti,isagoo isku muujinaya Madaxweynaha SL-ta Xasuuqa kawada LC ay hoos timaado.

    Cabdikariin,waxay utahay fursad uu ku muujinayo in uu yahay Ergayga waxa loogu yeero wada hadallada SL iyo Somaliya,isagoo hadana ogsoon in shaqadiisu tahay caawinta danaha Hargaysa.

    Isku soo wada duuboo Ragan,iyagoo wada leh hadaf Siyaasadeed oo mideeya ayay hadana rabaan in ay wada isticmaalaan maqaamyo kala dhaxeeya Umadaha ay weerarka ku yihiin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.