Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Shiinaha oo kawada Marinka Taiwan dhoolatus Milleteri uu uga jawaabayo talaabada Maraykanka
    Somalia

    Video:-Shiinaha oo kawada Marinka Taiwan dhoolatus Milleteri uu uga jawaabayo talaabada Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2023Updated:April 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhoolatuskan oo lagu dhawaaqay maalin kadib markii Tsai ay kasoo laabatay Mareykanka.

    Shiinaha,ayaa si weyn ucanbaareeyay kulankii uu Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Kevin McCarthy kula yeeshay Los Angeles Madaxweynaha Taiwan.

    Shiinaha,ayaa u arka Taiwan in ay tahay Dhul ay iyadu leedahay.

    Wasaaradda Difaaca ee Taiwan waxay sheegtay in ay la socoto xaaladdan, isla markaana ay si weyn u feejigan tahay, ayna uga jawaabi doonto sida ku habboon,iyadoo difaacanaysa ammaankeeda.

     

    Several Chinese military aircrafts crossed the median line of the Taiwan Strait as China began drills around Taiwan in anger at President Tsai Ing-wen's meeting with US House Speaker Kevin McCarthy https://t.co/kZBH5lJnCI pic.twitter.com/6FHuZ2f06T

    — Reuters (@Reuters) April 8, 2023

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.