Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma guulaysan doonaa qorshaha Cabdikariin Guuleed xiriiriyaha ka yahay?
    Somalia

    Ma guulaysan doonaa qorshaha Cabdikariin Guuleed xiriiriyaha ka yahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir la yiraahdo Somaliya iyo Somaliland majiro ee waxaa jiri doona Shir ay iskugu imaanayaan isbahaysiga Rag is fahansan.

    Geelle,Xasan,Muuse iyo Cabdikariin oo xiriiriye ah,ayaa la qorshaynayaa in ay kulan ku yeeshaan Jabuti.

    Itoobiya ilaa iyo hada,way ku qanci la’adahay kasoo qaybgalka kulankaas,sida xoguhu sheegayaana Cabdikariin waa kusoo hungoobay.

    Sidoo kale ma cada in Wakiilada BC iyo QM ay qayb ka noqon doonaan kulanka la abaabulayo.

    Ujeedka ugu weyn ee kooxdan waa Laba qorshe oo kala ah…

    1.In Indhaha caalamka laga jeediyo colaada LC.

    2.In Muuse laga soo saaro Godka Siyaasadeed ee uu ku dhacay loona furo Wado Diblomaasi.

    Khatarta Shirkaas,waa qadiyada reer Sool oo la dafirayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.