Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Dagaalka Laascaanood oo galaaftay dhaqaalihii Somaliland
    Somalia

    Video:-Dagaalka Laascaanood oo galaaftay dhaqaalihii Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland dagaalka Laascaanood,waxuu fashiliyay Siyaasadeedii gudaha iyo dibada.

    Sidoo kale,waxuu galaaftay dhaqaalihii oo sagxada ayay isku waraysatay…

    1.Canshuurtii Maamulka usoo xaroon jiray oo hoos ugu dhacay si weyn,waxaana sababay…

    B.Dekeda Berbera oo uu ka wareegay Ganacsigii.

    T.Wajaale,ayaa ahayd Deked qalalan oo xirantay.

    J.Suuqii Waaheen oo ahaa Il dhaqaale oo muhiim ah,ayaa Gubtay kal hore.

    2.Mashaariicdii Deeqaha caalamka oo laga joojiyay…

    B.BC oo ka caraysan dagaalka LC iyo dhaga-adayga Muuse waxay jartay Mashaariicdii ay maalgelin jirtay ee SL.

    T.Mudo kororsiga Muuse iyo qabsoomid la’aanta Doorashada SL,iyaduna waa Qodob kale oo BC ujoojisay taageeridii Maaliyadeed ee SL aysiin jirtay.

    Sida uu masuulkan xaqiijinayo,waxuu Maamulka SL jarayaa Mushahaarkii iyo Gunadii oo ay xaymtaa ku jiraan Wasiirada.

    Waa war dhabar jab ku ah Maamulka Muuse Biixi.

     

     

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1645122507895107584?t=TceQ0nINO7OTukTc1qYdnA&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.