Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xiriirka Maraykanka iyo Sacuudiga waa mid nooceeya?
    Somalia

    Faallo:-Xiriirka Maraykanka iyo Sacuudiga waa mid nooceeya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Sacudiga,waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo aan si fudud ku go’ayn.

    50-sano oo Sacuudigu ahaa Wadanka Saliida ugu badan dhoofsha ee caalamka,waxaa ku mataanaysaa Maraykanka.

    Shirkadaha Maraykanku,waa kuwa maalgelintaas sameeyay kuna haya Gacanta shaqadaas.

    Dhanka kale,waxay Labada Wadan ka midaysan yihiin dhanka amniga…

    1.La dagaallanka argagixisada waa ku mataanaysan yihiin.

    2.Iran iyo ka hor tagida saamaynteeda Gobolka waa ka midaysan yihiin.

    3.Amaanka Baddaha.

    4.Tababarada iyo iskaashiga Hubka waa ka midaysan yihiin.

    5.Wardoonka iyo ilaalinta danaha Labada dhinac,waa ka midaysan yihiin.

    Sacuudigu,waxuu fuliyaa oo Gacanyare ugu yahay Maraykanka isbahaysiyada iyo qorshayaasha Gobolka sida..

    1.Masar iyo ka ilaalinta Islaamiyiinta
    2.Imaaraadka iyo ilaalintiisa
    3.Srael iyo ilaalinta danaheeda

    Labada Wadan,waxaa jira arimo ay ku kala badalan yihiin sida….

    1.Nidaamka Dowladeed.
    2 Diimaha.
    3.Xuquuqda Haweenka.

    MBS oo ay dhibaato weyn ka haysato dilkii Wariyaha,ayaa isku dayaya in uu cadaadis ku saaro maamulka Biden hoos udhigista Dacwadaas.

    Balse cadaadiskiisu ma’ahan mid saamayn ku leh Aqalka Cad.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.